Markos 9:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markaas ayuu Ciise wiilka aabihiis weydiiyay, “Muddo intee ah ayuu sidan ahaa?” Wuxuu ugu jawaabay, “Ilaa waagii uu yaraa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasuu aabbihiis weyddiiyey, Intee buu waxan qabay? Kolkaasuu yidhi, Tan iyo yaraantiisii. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Waẖu warsadey aba his: Tan iyo gormu kuḋae̱y waẖ ẖan? Waẖu yiri: See the chapterKitaabka Quduuska Ah21 Markaasuu aabbihiis weyddiiyey, Intee buu waxan qabay? Kolkaasuu yidhi, Tan iyo yaraantiisii. See the chapter |