Online Bible

- Advertisements -

Markos 9:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Markaas ayey u keeneen wiilkii, ruuxii wasakhda lahaa markii uu Ciise arkay ayuu isla markii wiilka dhulka ku riday oo ruxay, wuuna gilgilay isaga oo afka ka xumbeynaya.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Way ukenen. Gortu arkey, marko jinigi wa ḋifḋiftey, waẖu kuḋae̱y ḋulka, wu galangashey, abur ba kayimid.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

20 Markaasay u keeneen. Goortuu arkay, kolkiiba jinnigii waa gilgilay; dhulkuuna ku dhacay oo laballegdeeyey isagoo afka ka xumbaynaya.

See the chapter Copy

Markos 9:20

Follow us:

Advertisements

Advertisements