Markos 9:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Laakiin waxaan idin ku leeyahay, Eliyaas wuuba yimid, wax walboo ey doonayeenna wey ku sameeyeen, sida qoraalku uu ka qoray.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Eliyaas waa yimid, oo wax kasta oo ay doonayeen ayay ku sameeyeen siday uga qoran tahay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Ilowse waẖan idin leyahay: Eliya maḋowu yimid, ayakana waẖay kusubiyen waẖay raben oḋan sidi luguḋigey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah13 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Eliyaas waa yimid, oo wax kasta oo ay doonayeen ayay ku sameeyeen siday uga qoran tahay. See the chapter |