Online Bible

- Advertisements -

Markos 9:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Xaqiiqdii Eliyaas wuu imaan doonaa oo wax walba ayuu diyaarin doonaa. Haddana qoraalku miyuusan dhahaynin Wiilka Aadanahu waa inuu aad u silcaa oona la diidaa?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa run in Eliyaas horta imanayo oo wax walba soo celinayo. Oo sidee uga qoran tahay xagga Wiilka Aadanaha inuu wax badan ku xanuunsan doono oo la nici doono?

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Wa jawabey, waẖu kuyiri: H̱aghigha Eliya horta wa imani, ha subiye kuli. Wilki Aden maẖa luguḋigey in ad loḋibayo oladarabayo?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

12 Markaasuu u jawaabay oo ku yidhi, Waa run in Eliyaas horta imanayo oo wax walba soo celinayo. Oo sidee uga qoran tahay xagga Wiilka Aadanaha inuu wax badan ku xanuunsan doono oo la nici doono?

See the chapter Copy

Markos 9:12

Follow us:

Advertisements

Advertisements