Online Bible

- Advertisements -




Markos 9:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Arintaasna dhexdooda ayey ku ekaatay, iyagoo la yaabaya waxa macnaheedu yahay, “Kasoo sarakicidda dhimashada.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Dhexdoodii ayay hadalkii haysteen oo iska weyddiinayeen, Waa maxay ka soo sara kiciddii kuwii dhintay?

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

10 Waẖay ghabsaden hadal kas, way iskawarsaden: Kasonolashadi meydadka maẖay tahay?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

10 Dhexdoodii ayay hadalkii haysteen oo iska weyddiinayeen, Waa maxay ka soo sara kiciddii kuwii dhintay?

See the chapter Copy




Markos 9:10

Follow us:

Advertisements


Advertisements