Online Bible

- Advertisements -




Markos 8:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Waxaa kale oo ey haysteen dhowr kalluun oo yar yar, kadibna intuu mahadceliyay ayuu xertii u dhiibay si ey u qeybiyaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Waxay haysteen in yar oo kalluun yaryar ah. Oo intuu barakeeyey, wuxuu ku amray inay kuwaasna hortooda dhigaan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Waẖay haysten ḋowr kalun oyaryar, wu uḋue̱yey, waẖu amrey iney siyan kuwa kana.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Waxay haysteen in yar oo kalluun yaryar ah. Oo intuu barakeeyey, wuxuu ku amray inay kuwaasna hortooda dhigaan.

See the chapter Copy




Markos 8:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements