Online Bible

- Advertisements -




Markos 8:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markaas ayuu Ciise iyagii weydiiyay, “Meeqa kibis ayaad haysaan?” Waxey ku jawaabeen, “Toddobo.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Goortaasuu weyddiiyey, Immisa kibsood baad haysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Wa warsadey: Megha kibsod bad haysan? Waẖay ḋehen: Todoba.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Goortaasuu weyddiiyey, Immisa kibsood baad haysaan? Waxay ku yidhaahdeen, Toddoba.

See the chapter Copy




Markos 8:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements