Markos 8:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Haddaan cunto la’aan dirana qaarkood jidka ayey ku dhacayaan waayo meel fog ayey ka yimaadeen.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Haddii aan guryahooda u diro, iyagoo sooman, jidkay ku itaalbeeli doonaan, waayo, qaarkood waxay ka yimaadeen meel fog. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Hadan ladardarmo ayaka osoman ha ukae̱ne gurya hodha, waẖay kuḋimanayan jidka, sababti ghar kodha waẖay kaimaden mel fog. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Haddii aan guryahooda u diro, iyagoo sooman, jidkay ku itaalbeeli doonaan, waayo, qaarkood waxay ka yimaadeen meel fog. See the chapter |