Online Bible

- Advertisements -

Markos 8:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Ciise haddana gacantiisi ayuu ninkii indhaha ka saaray. Kadibna indhihiisi wey furmeen, oo aragiisi ayuu helay wax walbana si cad ayuu u arkay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Kolkaasuu mar kale gacmihiisii indhaha ka saaray. Markaasuu aad iyo aad wax u eegay, wuuna bogsaday, oo wax walba bayaan buu u arkay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

25 Kaba̱di waẖu kasarey gaa̱maha hadana inḋa hisa, waẖu urughseyey inu kor firiyo, wa fayobadey, wa uarkey kuli ghumati.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Kolkaasuu mar kale gacmihiisii indhaha ka saaray. Markaasuu aad iyo aad wax u eegay, wuuna bogsaday, oo wax walba bayaan buu u arkay.

See the chapter Copy

Markos 8:25

Follow us:

Advertisements

Advertisements