Markos 8:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markaan shantii kibis u kala googooyay shanta kun oo qof meeqa dambiil oo jajab ka buuxo ayaad ururiseen?” Waxey ku jawaabeen, “Laba iyo toban.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Kolkan jebjebshey shanti kibsod, onsiyey shanti kun, megha dembila ba kabuẖsamen jabjabki ad ghaden? Waẖay kuḋehen: Laba iyo toban. See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban. See the chapter |