Markos 8:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Indho waad leedihiin laakiin wax ma aragtaan, dhegana waad leedihiin laakiin wax ma maqashaan. Miyeydan xasuusan? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 Indho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)18 Inḋa bad ledihin, sow ma arkeysan? Sow mana ẖasusaneysan? See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 Indho baad leedihiin, miyaydnaan waxba arkaynin? Dhegona waad leedihiin, miyaydnaan waxba maqlaynin oo aydnaan xusuusnayn? See the chapter |