Markos 8:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayaa Farrisiintii yimaadeen oo ey bilaabeen iney Ciise tijaabiyaan oo su’aalo weydiiyaan, waxey doonayeen inuu tuso calaamad xagga samada ka timid. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasaa Farrisiintu u soo baxday, oo waxay bilaabeen inay wax weyddiiyaan, oo waxay ka doonayeen inuu calaamo cirka ka tuso, si ay u jirrabaan. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Way sobaẖen farisayalka, waẖay bilaben iney lahadlan asaga, oykadonayen insharti i̱rka, way jirabayen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Markaasaa Farrisiintu u soo baxday, oo waxay bilaabeen inay wax weyddiiyaan, oo waxay ka doonayeen inuu calaamo cirka ka tuso, si ay u jirrabaan. See the chapter |