Online Bible

- Advertisements -




Markos 7:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Oo waxey ka tageen amarrada Illaahey waxeyna haystaan waxbaridii binu aadanka.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Idinku qaynuunkii Ilaah waad ka tagtaan, oo waxaad xajisaan xeerka dadka, sida dhaqidda dheriyada iyo koobabka, oo wax kale oo badan oo kuwaas la mid ah ayaad samaysaan.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Sababti waẖad ḋaftan amarki Ilahey od ghabatan amaryadi dadka, dasada iyo fijama ḋaghid iyo kuwa badan oe̱ynkas ah, yad subisan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Idinku qaynuunkii Ilaah waad ka tagtaan, oo waxaad xajisaan xeerka dadka, sida dhaqidda dheriyada iyo koobabka, oo wax kale oo badan oo kuwaas la mid ah ayaad samaysaan.

See the chapter Copy




Markos 7:8

Follow us:

Advertisements


Advertisements