Online Bible

- Advertisements -




Markos 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Nebi Isayos wuu saxsanaa markii uu sii sheegay waxa idin ku saabsan labawejiilayaal yahow, sida qoran, “ ‘Dadkan waxey igu qadariyaan afkooda, laakiin qalbiyadoodu aad ayey iiga fog yihiin.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Wa jawabey, waẖu kuyiri: Ḋab bu idin kusadiyey Isaya ardalayohow, sidi luguḋigey: Dad kan waẖay iguẖishmeyan faruryaha, ilowse ghalbi godha wa iga fog yahay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

6 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Isayos aad buu wax idiinka sii sheegay, labawejiilayaalow, siday u qoran tahay, Dadkanu bushimahooda ayay igu maamuusaan, Laakiin qalbigoodu waa iga fog yahay.

See the chapter Copy




Markos 7:6

Follow us:

Advertisements


Advertisements