Markos 7:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Ciisana wuxuu iyagii ku amray in eysan qofna u sheegin arintan. Laakiin siduu usii amrayay ayey iyagana usii sheegayeen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH36 Wuuna ku amray inaanay ninna u sheegin; laakiin in alla intuu amray, ayay in ka badan sii naadiyeen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Waẖu uamrey yeyan nina ushegin, ilowse intu amrey, way kadaren iney shegan war kas. See the chapterKitaabka Quduuska Ah36 Wuuna ku amray inaanay ninna u sheegin; laakiin in alla intuu amray, ayay in ka badan sii naadiyeen. See the chapter |