Online Bible

- Advertisements -




Markos 7:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Halkaas isaga oo jooga ayaa dadkii u keeneen nin dhagool ah oo aan si fiican u hadli karin, markaas ayey Ciise ka baryeen inuu bogsiiyo isaga.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Markaasay waxay u keeneen mid dhego iyo carrab la', waxayna ka baryeen inuu gacantiisa saaro.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

32 Waẖay ukenen nin ḋega la onsifia̱n uhadli karin. Way baryen ha sare gaa̱meha.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

32 Markaasay waxay u keeneen mid dhego iyo carrab la', waxayna ka baryeen inuu gacantiisa saaro.

See the chapter Copy




Markos 7:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements