Markos 7:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Waayo Farrisiinta iyo Yuhuudda wax ma cunaan iyagoo aan gacmaha dhaqanin si ey u ilaaliyaan caadada odayaasha. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Sababti farisayalka iyo Yahud kuligodh inteyan gaa̱maha ad uḋaghin ma u̱nan, waẖay haysten amaryadi dugheyda, See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada. See the chapter |