Online Bible

- Advertisements -




Markos 7:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Ciise halkaas wuu ka tagay oo wuxuu aaday meel u dhaw magaalada Turos. Qof ayuu gurigiisa joogay oo ma uusan dooneyn in dadku ogaadaan meesha uu joogo, laakiin dadkii wey ogaadeen meesha uu joogay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Meeshaas ayuu ka kacay oo wuxuu tegey soohdimaha Turos iyo Siidoon. Markaasuu guri galay. Ma uu doonaynin in la ogaado, laakiin wuu qarsoomi kari waayay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

24 Waẖu katagey ẖagas, waẖu ukae̱y sohdinti Turo iyo Sidon. Waẖu galey aghalko, waẖu rabey inusan nina garanin, ilowse maasan gharsomi karin.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

24 Meeshaas ayuu ka kacay oo wuxuu tegey soohdimaha Turos iyo Siidoon. Markaasuu guri galay. Ma uu doonaynin in la ogaado, laakiin wuu qarsoomi kari waayay.

See the chapter Copy




Markos 7:24

Follow us:

Advertisements


Advertisements