Online Bible

- Advertisements -




Markos 7:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Waayo qalbigeena waxaa kasoo baxa, fikradaha sharta leh, sinada, tuugnimada iyo dilka,

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Waayo, waxan weeye waxa qalbiga dadka gudihiisa ka soo baxa fikirrada shar leh, iyo galmada xaaraanta ah, iyo tuuganimada, iyo dilidda,

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Sababti gudaha, ghalbigi dadka ḋaẖdisa waẖa kasobaẖaya fikarada ẖunẖun: ma̱siya, dilid,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

21 Waayo, waxan weeye waxa qalbiga dadka gudihiisa ka soo baxa fikirrada shar leh, iyo galmada xaaraanta ah, iyo tuuganimada, iyo dilidda,

See the chapter Copy




Markos 7:21

Follow us:

Advertisements


Advertisements