Markos 7:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Cuntadaad cuntid kuma nijaaseynayso, laakiinse waxa qofka nijaaseeya waa waxa qalbigiisa kasoo baxa. [ See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH15 Ma jiraan wax dibadda jooga oo intay ninka galaan nijaasayn karaa, laakiin waxa isaga ka soo baxa kuwaasaa waxa ninka nijaaseeya. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Majiro waẖ dibeda ah ogala ghof onijaseyn kara, ilowse waẖi kasobaẖa ghofka ya nijaseya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah15 Ma jiraan wax dibadda jooga oo intay ninka galaan nijaasayn karaa, laakiin waxa isaga ka soo baxa kuwaasaa waxa ninka nijaaseeya. See the chapter |