Markos 7:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markaas ayaa Ciise haddana dadkii badnaa iskugu yeeray oo ku yiri, “Bal kuligiin i dhageysta oo arintan fahma. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasuu dadkii badnaa haddana u yeedhay oo ku yidhi, I maqla kulligiin oo garta. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Hadana waẖu uyerey makhlugha, waẖu kuyiri: I maghla kuli gina ogarta. See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Markaasuu dadkii badnaa haddana u yeedhay oo ku yidhi, I maqla kulligiin oo garta. See the chapter |