Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Wuxuuna ku amray oo ku yiri, “Waxna safarka ha u qaadanina waxaanan ul ka ahayn, xitaa boorso, cunto ama lacag ku jirta kiishadaha suumankiina.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Wuxuuna ku amray, Waxba safarka ha u qaadanina ul maahee. Kibis iyo qandi iyo lacag kiishad ku jirta ha qaadanina.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Waẖu amrey waẖba yeyan ughadanin jidka, garun mahee, kibis maaha ama ghandi ama besad kisada ḋaẖdedha,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

8 Wuxuuna ku amray, Waxba safarka ha u qaadanina ul maahee. Kibis iyo qandi iyo lacag kiishad ku jirta ha qaadanina.

See the chapter Copy




Markos 6:8

Follow us:

Advertisements


Advertisements