Markos 6:53 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub53 Ciise iyo xertiisi markey u gudbeen dhinaca kale, waxey yimaadeen dhulka Gennesared oo doontiina biyaha qarkeeda ayey ku xirteen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)53 Kolkey gudben, waẖay garen dalki Genesaret, barosinkey ḋigten ẖebta. See the chapterKitaabka Quduuska Ah53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen. See the chapter |