Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:51 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

51 Markaas ayuu doontii ey ku jireen fuulay, oo dabayshiina wey dagtay. Aad ayeyna u yaabeen,

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

51 Markaasuu doonnidii iyaga ugu tegey, dabayshuna waa joogsatay. Aad iyo aad bay u nexeen oo ula yaabeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

51 Waẖu ufuley donida, dabesha way ḋamatey, ad bey uneẖen, way ghias ḋafen oyyaben,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

51 Markaasuu doonnidii iyaga ugu tegey, dabayshuna waa joogsatay. Aad iyo aad bay u nexeen oo ula yaabeen.

See the chapter Copy




Markos 6:51

Follow us:

Advertisements


Advertisements