Markos 6:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuxuuna kala googooyay kibistii. Kadibna wuxuu siiyay xertii si ey dadka ugu qeybiyaan, haddana labadii kalluun ayuu kala qeybiyay oo uu iyaga u dhiibay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH41 Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 Waẖu ghadey shanti kibsod iyo labadi malay, waẖu firiyey i̱rka, wu udue̱yey, wa jebjebiyey kibsahi, waẖu uḋibey asaẖab tisa, ha uḋigane, labadi malayna wa ugheybiyey kuli. See the chapterKitaabka Quduuska Ah41 Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood. See the chapter |