Markos 6:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markaas ayaa Ciise iyaga ku yiri, “Nebi dad walba ayaa sharfa waxaanan ka ahayn dadka magaaladiisa, reerkiisa iyo qaraabadiisa.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Nebi murwad la' ma jiro, waddankiisa, iyo dadkiisa, iyo gurigiisa dhexdooda maahee. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Way neba̱den. Ilowse Yesu waẖu kuyiri: Nebi kama waynayo ẖishmad dal kisa ḋaẖdisa mahee iyo gharaba disa iyo guri gisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Nebi murwad la' ma jiro, waddankiisa, iyo dadkiisa, iyo gurigiisa dhexdooda maahee. See the chapter |