Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Markaas ayuu Ciise yiri, “Meeqa kibis ayaad haysaan? Bal baxa oo soo fiiriya.” Markey soo ogaadeen ayey waxey yiraahdeen, “Shan kibis iyo laba kalluun.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Markaasuu ku yidhi, Immisa kibsood baad haysaan? Soo eega. Oo markay ogaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Shan kibsood iyo laba kalluun.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Waẖu kuyiri: Megha kibsod bad haysan? Kaa̱ sofiriya. Kolkey ogaden, waẖay ḋehen: Shan, iyo laba malalay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

38 Markaasuu ku yidhi, Immisa kibsood baad haysaan? Soo eega. Oo markay ogaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Shan kibsood iyo laba kalluun.

See the chapter Copy




Markos 6:38

Follow us:

Advertisements


Advertisements