Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Rasuulladii ayaa Ciise kusoo ag ururay oo u sheegay waxyaalihii ey soo sameeyeen iyo wixii ey dadka bareen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Rasuulladii ayaa Ciise u soo ururay, oo waxay u sheegeen wixii ay sameeyeen oo dhan iyo wixii ay bareenba.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

30 Rasuladana waẖay usoaruren Yesu, waẖay ushegen khabarki waẖ walba, oysubiyen oynabaren.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

30 Rasuulladii ayaa Ciise u soo ururay, oo waxay u sheegeen wixii ay sameeyeen oo dhan iyo wixii ay bareenba.

See the chapter Copy




Markos 6:30

Follow us:

Advertisements


Advertisements