Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Herodos isla markii ayuu wuxuu amray askari inuu Yooxanaa madaxa kasoo gooyo isaga oo xabsiga ku jira.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Kolkiiba boqorkii wuxuu diray askari oo ku amray inuu madaxiisa soo qaado. Markaasuu tegay oo xabsiga madaxa kaga gooyay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

27 Marko suldanka waẖu direy askar, waẖu amrey in lakeno madaẖ hisa. Wa ukae̱y, waẖu kagasogoyey madaẖa geresada,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

27 Kolkiiba boqorkii wuxuu diray askari oo ku amray inuu madaxiisa soo qaado. Markaasuu tegay oo xabsiga madaxa kaga gooyay.

See the chapter Copy




Markos 6:27

Follow us:

Advertisements


Advertisements