Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Markaas ayaa gabadhii Herodiya timaaday oo u ciyaartay Herodos iyo martidiisi. Aad ayey uga farxisay Herodos iyo iyagoo dhan. Markaas ayaa boqor Herodos ku yiri gabadhii, “Wax walboo aad doontid i weydiiso waana ku siin doonaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Kolkaasaa gabadhii Herodiya qudheedu soo gashay oo cayaartay, oo waxay ka farxisay Herodos iyo kuwii la fadhiyey, kolkaasaa boqorkii baa wuxuu gabadhii ku yidhi, Wax alla wixii aad doonaysidba i weyddiiso, waanan ku siinayaa.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

22 waẖa so gashey geberti Herodia naftedha, way ḋeshey, waẖay je̱leysisey Herode iyo kuwi lafaḋiyen, suldanka waẖu kuyiri geberta: Igatug waẖad rabto ḋan, wan kusinaya.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Kolkaasaa gabadhii Herodiya qudheedu soo gashay oo cayaartay, oo waxay ka farxisay Herodos iyo kuwii la fadhiyey, kolkaasaa boqorkii baa wuxuu gabadhii ku yidhi, Wax alla wixii aad doonaysidba i weyddiiso, waanan ku siinayaa.

See the chapter Copy




Markos 6:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements