Markos 6:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Ugu dambeyntii fursad ayey heshay, oo xusuustii dhalashadiisa, ayuu Herodos xaflad weyn dhigay wuxuuna casuumay sarkaaladiisi, ciidankiisi iyo hogaamiyayaashii Galili. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH21 Goortii maalin wanaagsan timid, markii la xusuustay dhalashadii Herodos, ayuu diyaafad ugu yeedhay raggiisii waaweynaa iyo saraakiishiisii iyo cuqaashii Galili. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Kolkey noghotey berigi waẖ tarka, ẖasusti berigu ḋashey Herode, waẖu usubiyey karan shekhyalka iyo sefjidyalka iyo dugheyda Galilaya, See the chapterKitaabka Quduuska Ah21 Goortii maalin wanaagsan timid, markii la xusuustay dhalashadii Herodos, ayuu diyaafad ugu yeedhay raggiisii waaweynaa iyo saraakiishiisii iyo cuqaashii Galili. See the chapter |