Markos 6:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Sidaa darteed Herodiya wey ka xanaaqday Yooxanaa oo waxey dooneysay iney disho laakiiin ma eysan awoodin, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Sidaa darteed ayaa Herodiya ka dhiriftay oo doonaysay inay disho, mase karin, See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Ilowse Herodia way nebe̱yd, waẖay rabtey iney disho, maseayan karin, See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Sidaa darteed ayaa Herodiya ka dhiriftay oo doonaysay inay disho, mase karin, See the chapter |