Markos 6:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin kuwa kalana waxey dheheen, “Waa Eliyaas, qaarna waxey dhaheen waa nebi nebiyadii hore ka mid ah.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH15 Laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Waa Eliyaas; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Waa nebi, nebiyada kale la mid ah. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Ghar waẖay ḋehen: Wa Eliya, gharna waẖay ḋehen: Wa nebi ama nebiyalka midkodha. See the chapterKitaabka Quduuska Ah15 Laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Waa Eliyaas; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Waa nebi, nebiyada kale la mid ah. See the chapter |