Online Bible

- Advertisements -




Markos 6:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Haddii meel la idin kasoo dhaweyn waayo ama ey diidaan iney idin dhageystaan, meeshaas ka taga oo cagahiinana boorka ka jafa si ey marqaatifur idin kugu ahaato.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Meel alla meeshaan idin soo dhowayn oo aan idin maqlin, goortaad halkaas ka tegaysaan, siigada cagihiinna ka dhabaandhaba inay marag ka gees ah ku ahaato.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

11 Kuwanan idinḋoweynin onan idinmaghlin, gortad jidka ghadan od kabaẖdan ẖagas kaḋabanḋaba sigada idinkagatal a̱gaha, ha kamaragka̱de. Amin waẖan idinleyahay: Beled kas waẖa kafududanaya Sodom iyo Gomora berigi ẖukunka.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

11 Meel alla meeshaan idin soo dhowayn oo aan idin maqlin, goortaad halkaas ka tegaysaan, siigada cagihiinna ka dhabaandhaba inay marag ka gees ah ku ahaato.

See the chapter Copy




Markos 6:11

Follow us:

Advertisements


Advertisements