Markos 6:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Mar walboo guri la idin kasoo dhaweeyo halkaas jooga illaa aad magaalada ka tagtaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Wuxuuna ku yidhi, Meel walba oo aad guri ka gashaan, halkaas jooga ilaa aad ka tegaysaan. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Waẖu kuḋehey: Mel walba od kagashan aghal, farista tan iyo intad kabeẖeysan meshas. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Wuxuuna ku yidhi, Meel walba oo aad guri ka gashaan, halkaas jooga ilaa aad ka tegaysaan. See the chapter |