Markos 5:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Mar walba waxaa lugta iyo gacanta looga xiri jiray silsilad, laakiin silsiladii iyo birtii ayuu jabin jiray, oo qofna ma awoodin inuu xiro xoogga uu lahaa dartiis. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH4 Maxaa yeelay, marar badan bir cagaha iyo silsilado waa lagu xidhi jiray, silsiladihiina ayuu iska gooyn jiray, bir cagahana wuu kala jejebin jiray. Ninna ka adkaan kari waayay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Sababti mar badan ba luguẖirey birẖad iyo silsilada, silsiladahina wau kalajebiyey iyo birẖadi wa laburburiyey, mana jirin nin kaadkan karey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah4 Maxaa yeelay, marar badan bir cagaha iyo silsilado waa lagu xidhi jiray, silsiladihiina ayuu iska gooyn jiray, bir cagahana wuu kala jejebin jiray. Ninna ka adkaan kari waayay. See the chapter |