Markos 5:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markey yimaadeen gurigii Yayros kan sunagogga hogaamiya ayaa waxey arkeen dadkii oo ooynaya oo aad u barooranaya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH38 Kolkaasuu yimid gurigii taliyaha sunagogga, oo wuxuu arkay buuqa iyo kuwa ooyaya oo aad u barooranaya. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Waẖay garen aghalki ninki uweyna sunaguga, Waẖu arkey yon iyo dad oynayen, waẖay subinayen ohin badan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah38 Kolkaasuu yimid gurigii taliyaha sunagogga, oo wuxuu arkay buuqa iyo kuwa ooyaya oo aad u barooranaya. See the chapter |