Online Bible

- Advertisements -

Markos 5:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Ciise oo weli hadlaya ayaa kuwa ka yimaadeen gurigii Yayros, kaasoo hogaamiyaha sunagogga ahaa, oo ku yiraahdeen, “Gabadhaadi wey dhimatay, ee macalinka maxaad u dhibaysaa?”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa?

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Kolku hadlayey, dad ba kaimaden gurigi ninki uweyna sunaguga, waẖay ḋehen: Geber tadha way ḋimatey, maẖad uḋibeysa maa̱linka hadana?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa?

See the chapter Copy

Markos 5:35

Follow us:

Advertisements

Advertisements