Markos 5:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Isla markiina dhiiggii ka socday wuu joogsaday oo waxey jirkeeda ka dareentay in cudurkii laga xoreeyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay oo waxay jidhkeedii ka garatay inay cudurkii ka bogsatay. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 Marko wa engegey durdurki ḋig gedha, waẖay kagaratey kor kedha in lagafayobeyey ḋib kas. See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 Kolkiiba bixiddii dhiiggeeda ayaa joogsatay oo waxay jidhkeedii ka garatay inay cudurkii ka bogsatay. See the chapter |