Online Bible

- Advertisements -

Markos 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Kadib markii uu Ciise doonta fuulay oo u laabtay dhinaca kale ee warta, dad badan ayaa ku soo ag ururay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Markii Ciise haddana dhanka kale doonnida ugu gudbay ayaa dad faro badan u soo ururay, isaguna badda agteeda ayuu joogay.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Hadana Yesu kolku kugudbey donida tan iyo gedigas, waẖa usoarurey makhlugh badan, asagana waẖu jogey bada agtedha.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

21 Markii Ciise haddana dhanka kale doonnida ugu gudbay ayaa dad faro badan u soo ururay, isaguna badda agteeda ayuu joogay.

See the chapter Copy

Markos 5:21

Follow us:

Advertisements

Advertisements