Online Bible

- Advertisements -

Markos 5:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Markaas ayuu ninkii tagay oo bilaabay inuu ka sheego Dekabolis wixii uu Ciise u sameeyay isaga. Dadkiina aad ayey u yaabeen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Kolkaasuu tegey oo bilaabay inuu Dekabolis ku naadiyo waxa weyn oo Ciise u sameeyey, oo dhammaan bay la wada yaabeen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Wa iskatagey, okabilabey inu kuwa̱diyo Dekapoli waẖa weyn o Yesu usubiyey, kuli way yaben.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

20 Kolkaasuu tegey oo bilaabay inuu Dekabolis ku naadiyo waxa weyn oo Ciise u sameeyey, oo dhammaan bay la wada yaabeen.

See the chapter Copy

Markos 5:20

Follow us:

Advertisements

Advertisements