Markos 5:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waxaa buurta halkaas u dhaw daaqayay doofaarro badan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH11 Buurta sinteedana waxaa joogay daaqsin weyn oo doofaarro ah oo daaqaysa. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)11 Waẖa jogen burta kor kedha ul badan odonfara ah odaghayen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah11 Buurta sinteedana waxaa joogay daaqsin weyn oo doofaarro ah oo daaqaysa. See the chapter |