Markos 4:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Kuwa kalana waxey ku dhaceen carro fiican, taas oo qaar soo saartay boqol jibaar qaarna lixdan jibaar qaarna soddon jibaar in ka badan wixii la abuuray.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Gharna waẖay kuḋae̱n ḋoba wanagsan, waẖay ḋalen mira, way beẖen oykorden, way ḋalen, ghar Sodon gharna leẖdan gharna boghol. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol. See the chapter |