Online Bible

- Advertisements -

Markos 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Qaarna waxey ku dhaceen meel dhagaxyo leh oo ciiddu ku yartahay isla markiina wey soo baxeen waayo ciiddu dhulka kuma badneyn.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Qaar kalena waxay ku dhaceen dhul dhagax ah oo aan carro badan lahayn; kolkiiba way soo baxeen, waayo, carradu hoos uma dheerayn,

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Gharna waẖay kuḋae̱n mel ḋagaẖ leh, oanleheyn ḋoba badan, markiba way sobaẖen: sababti ḋobada kuyared.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Qaar kalena waxay ku dhaceen dhul dhagax ah oo aan carro badan lahayn; kolkiiba way soo baxeen, waayo, carradu hoos uma dheerayn,

See the chapter Copy

Markos 4:5

Follow us:

Advertisements

Advertisements