Markos 4:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Ciisana wuxuu joogay xagga dambe ee doonta wuuna jiifay barkin. Markaas ayaa xertiisi kiciyeen isaga oo ku yiraahdeen, “Macalinow, miyeysan waxba kula ahayn haddii ey biyuhu na qaadaan?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH38 Isaguna wuxuu joogay xaggii dambe ee doonnida isagoo barkin ku hurda. Markaasay toosiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, miyaanay waxba kula ahayn inaynu lunno? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Asagana waẖu kujirey sadaẖa, okuhurdey barkima. Way kei̱yen, waẖay kuḋehen: Maa̱lin ma isugu kamidba, hadan ḋuno? See the chapterKitaabka Quduuska Ah38 Isaguna wuxuu joogay xaggii dambe ee doonnida isagoo barkin ku hurda. Markaasay toosiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, miyaanay waxba kula ahayn inaynu lunno? See the chapter |