Markos 4:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Waxna uma uusan sheegin tusaale ahaan maahee, laakiin markii uu la joogo xertiisa wuu u faahfaahinayay wax walba. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin masaalla'aan kulama uu hadlin, oo markay keligood ahaayeen ayuu wax walba xertiisii u fasiray. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 Mahmah laana kulamaasan hadlin, kuli waẖu ugutafsirey asaẖab tisa mel faragha ah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin masaalla'aan kulama uu hadlin, oo markay keligood ahaayeen ayuu wax walba xertiisii u fasiray. See the chapter |