Markos 4:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Ciise ayaa haddana yiri, “Maxaan u ekeysiin karnaa boqortooyada Illaah? Tusaalaheen u ekeysiin karaa? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH30 Wuxuuna yidhi, Maxaynu boqortooyadii Ilaah la masaysiinnaa, oo masaalkee baynu u ekaysiinnaa? See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)30 Waẖu yiri: Maẖan kalamid ḋigna suldanimadi Ilahey? Ama mahmah sidee ban kalamid ḋigna? See the chapterKitaabka Quduuska Ah30 Wuxuuna yidhi, Maxaynu boqortooyadii Ilaah la masaysiinnaa, oo masaalkee baynu u ekaysiinnaa? See the chapter |