Markos 4:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Dhulka kaligiis ayaa badar bixiya, marka hore wuxuu bixiyaa jirrida iyo sabuulka kadibna sabuulkii ayaa mirro bixiya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Dhulka keligiis ayaa midhaha bixiya, horta jirridda, dabadeed sabuulka, dabadeedna sabuulka midho ka buuxsama. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)28 Sababti ḋulka keli gisa ḋala mira: horta ḋeli, kaba̱di sabul, kaba̱di saren adag sabulka korkisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Dhulka keligiis ayaa midhaha bixiya, horta jirridda, dabadeed sabuulka, dabadeedna sabuulka midho ka buuxsama. See the chapter |