Online Bible

- Advertisements -




Markos 4:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Kuwa kalana waa sida abuurkii carrada fiican lagu beeray, waa kuwa ereyga maqla oona aqbala kadibna mirro dhala waxeyna soo saaraan soddon jibaar, lixda jibaar qaar kalana boqol jibaar in ka badan intii la beeray.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Kuwanna waa kuwii dhulka wanaagsan lagu beeray, kuwa hadalka maqla, oo aqbala, oo midho soo dhala, mid soddon, midna lixdan, midna boqol.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Wana kuwan kuwa luguaburey ḋobada fia̱n; omaghlan hadalka oaghbalan, obiẖiyan mira, mid sodon, midna leẖdan iyo midna boghol.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

20 Kuwanna waa kuwii dhulka wanaagsan lagu beeray, kuwa hadalka maqla, oo aqbala, oo midho soo dhala, mid soddon, midna lixdan, midna boqol.

See the chapter Copy




Markos 4:20

Follow us:

Advertisements


Advertisements