Markos 4:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Kuwa kalana waa sida abuurkii ku dhacay meesha dhagaxyada leh ereyga farxad ayey ku qaateen markey maqleen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH16 Si la mid ahna kuwan waa kuwii dhul dhagax ah lagu beeray, kuwii goortay hadalkii maqlaanba kolkiiba farxad bay ku qaataan; See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)16 Wa lamid kuwi luguaburey mel ḋagaẖ leh, kolkey maghlan hadalka, marko waẖay kuaghbalan furaẖad, See the chapterKitaabka Quduuska Ah16 Si la mid ahna kuwan waa kuwii dhul dhagax ah lagu beeray, kuwii goortay hadalkii maqlaanba kolkiiba farxad bay ku qaataan; See the chapter |